Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan loogu duceeyey xildhibaan Aamina oo lagu qabtay Kismaayo


Amina Mohamed Abdi

Kulan lagu xusay looguna duceeyay xildhibaan Amina Maxamed Cabdi oo dhawaan qof isa soo miidaamiyay uu ku dilay magaalada Baladweyne, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay mudaneyaal ka tirsan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland iyo wakiillo ka kala socday ururada bulshada rayidka ah.

Warbixintaan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.

Kulan loogu duceeyey xildhibaan Aamina oo lagu qabtay Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG