Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Baydhaba


Baydhaba
Baydhaba

Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba ku qabtay shir looga hadlayey arrimaha amniga iyo xaaladaha bani’aadannimo.

Shirkaasi ayaa waxaa sidoo kale diiradda lagu saaray wadashaqeynta hay’adaha samafalka ee deegaanka ka shaqeeya iyo maamul.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG