Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan looga hadlay caqabadaha heysta suxufyiinta baahiyaha gaarka ah qaba oo Muqdisho ka dhacay


\
\

Soomaaliya waxay kamid tahay dalalka suxufiyiinta ka howlgala ay la kulmaan dhibaatooyin badan, waxaana lagu dilay weriyayaal badan, kuwa kale waa lagu dhaawacay, halka in badanna ay dalka isaga qaxeen.

Hase-ahaatee, waxaa jira saxafiyiin u dhabar adeygay sidii howsha warbaahineed ay usii wadi lahaayeen, waxaana kamid ah kuwa qaba baahiyaha gaarka ah. haddaba, kulan looga hadlayay caqabadaha sida gaarka ah ay qabaan iyo tirada guud ee wariyayaashaasi ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. sida uu warbixintaan soo socota kusoo diray weriyaha VOA-da ee Muqdishoi Cabdicasiis Barrow.

Suxufiyiinta Muqdisho.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

XS
SM
MD
LG