Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan ku saabsan dhibaatooyinka gudniinka fircooniga oo lagu qabtay Muqdisho


Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan looga hadlayey dhibaatooyinka uu leeyahay gudniinka fircooniga, iyo u qareemida ansixinta dowlada ee sharciga cirib tirka gudniinkan.

Kulankan ayaa ku soo aaddayaa xilli lagu guda jiro 16-ka maalmood ee caalmiga ee ka hortaga tacadiyada loo gaysto haweenka.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Kulan ku saabsan dhibaatooyinka gudniinka fircooniga oo lagu qabtay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG