Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan ku saabsan cirib-tirka gudniinka fircooniga oo ka dhacay Kismaayo

KIsmaayo
KIsmaayo

Munaasabad kor loogu qaadayay wacyiga dadweynaha ee dhibaatada Gudniinta Fircooniga iyo Ciribtirkiisa ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo. Gudniinka Fircooniga ah ayaa wali dhibaato weyn ku haya gabdhaha da’da yar.

Dadkii isugu yimid munaasabadda ayaa isla gartay in si wada jir ah looga hortago halista Gudniinka Fircooniga ah.

Wariyaha VOA-da ee Kismaayo Aden Maxamed Salaad ayaa warbixintan soo diray.

Kulan ku saabsan cirib-tirka gudniinka fircooniga oo ka dhacay Kismaayo.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG