War Deg-Deg ah

Kulan looga hadlay wax soo saarka beeraha Koofur Galbeed oo Baydhaba ka dhacay

Baabuur sida moos kasoo go'ay beeraha Afgooye
Baabuur sida moos kasoo go'ay beeraha Afgooye

Wasaarada beeraha dowlad goboleedka Koofur Galbeed iyo qaar kamid ah hay'adaha ka shaqeeya arimaha beeraha ayaa magaalada Baydhabo ku qabtay kulan beeraleyda lagu barayo habka wax soo saarka iyo dalagyada ugu haboon ay beeran karaan xili sanadeedyada.

Wariyaheena Muqtar Mohamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo direy.

Beeraleyda Koofur Galbeed.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG