Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kufsiga oo ku soo badanaya deegaanada Somaliland


Hargeysa
Hargeysa

Waxaa gobollada Somaliland sanadahan danbe ku soo badanayay kufsiga loo gaysto dumarka iyadoo marar qaarna ay dhacaan kufsi ay dhallinyaro si koox koox ah u fuliyaan.

Madaxweynaha Somaliland Muusee Cabdi oo la hadlay golaha sharci dajinta ayaa si adag uga hadlay dambiyada kufsiga dumarka iyo tacaddiyada loo geysto, halka arrinkaan sharci yaqaannada ay sheegeen in lagu joojin karo kaliya ilaa laga soo saaro sharciyo adag.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Kufsiga oo ku soo badanaya deegaanada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG