Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kubadda Cagta iyo Ka-hortagga Burcad-badeedda


Gobolka Bari ayaa qabanqaabiyey tartamo kubadda cagta ah oo loogu talo galay in dhalinyarada lagaga jeediyo burcadbadeenimada

Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa bogaadiyey tartan uu soo qabanqaabiyey gobolka Bari, kaasoo burcadbadeednimada lagaga hortagayo.

Dhalinyaro aad u farabadan, da' walbana leh ayaa ka qeyb qaadanaya tartamadan uu gobolka Bari soo qaban qaabiyey.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG