Isku xirrada

War Deg-Deg ah

kooxda Barcelona oo Dharbaaxo kulul ku dhufatey Kooxda Inter Milan


kooxda Barcelona oo Dharbaaxo kulul ku dhufatey Kooxda Inter Milan
kooxda Barcelona oo Dharbaaxo kulul ku dhufatey Kooxda Inter Milan

kooxda Barcelona oo Dharbaaxo kulul ku dhufatey Kooxda Inter Milan

Kulan ku tirsanaa Ciyaaraha Champions League ee Qaarada Yurub ayaa habeenimadiii Xaley waxaa fooda isku darey Labada kooxeed ee Waaweyn barcelona iyo Inter Milan waxaana ciyaartaas inta aysan dhecin Faalooyin kala duwan ka bixinayey qalabka warbaahinta Caalamka ee dhinaca isboortiga.

Hadaba Ciyaartaas aadka u xiisah badneyd ayaa waxaa guushii la dheelmadey kooxda Barcelona oo ku badisey 3 - 0 waxaana markii ay ciyaarta dhamaatey wadooyinka waaweyn ee Magaalada Barcelona isugu soo baxey kumanaan taageeryaasha kooxda barcelona kuwaas oo aad ugu faraxsanaa guusha ay gaartey kooxdooda.

Tababaraha kooxda Barcelona oo weriyeyaasha Ciyaaraha la hadlay ayaa sheegey iney u qalmeen oo ay soo bandhigeen ciyaar farsamadeedu aad ay u heer sareysey.

XS
SM
MD
LG