Boosaaso —
Koox hubaysan ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday saladhiga degmada Bali Dhidin ee gobolka Bari ee Puntland.
Wereerkaan ayaa lagu soo warramayaa inuu gaystay dhimasho labada dhinac ah. Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan nooga soo dirtay magaalada Boosaaso.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available