Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta soo gabagabeeyey doorashada 69-ka kursi ee golaha shacabka ee kasoo socotay maamulkaasi.
Toddobadii kursi ee ugu dambaysay ayey doorashadoodu maanta ka dhacday magaalada Baydhaba, sida uu warbixintan kusoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.