Baydhaba —
Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa wada qorshe ay sheegeen in lagu billaabayo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab oo dhawaan ka billaabanaya deegaanada Koonfur Galbeed.
Warkan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Madal