Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koobka Adduunka: Falanqeynta kulamada maanta iyo kuwii shalay


Olivier Giroud (2em a goch) fete apre li make 4em gol seleksyon nasyonal La Frans, nan match Gwoup D a kont Ostrali, nan Qatar, Madi 22 Nov. 2022.
Olivier Giroud (2em a goch) fete apre li make 4em gol seleksyon nasyonal La Frans, nan match Gwoup D a kont Ostrali, nan Qatar, Madi 22 Nov. 2022.

Ciyaaraha Koobka Adduunka ayaa maalintii afraad ka socda waddanka Qadar, waxaana xalay iyo shalay la ciyaaray kulamo xiiso lahaa oo qaarkood mucjiso ahaa, sida kulankii uu Sacuudiga ka badiyay Argentina.

Maanta iyo caawa ayaa sidoo kale la ciyaari doonaa kulammo kale oo xiiso leh.

Wariyeyaasha VOA Nuur Xasan Nuur iyo Maxamuud Mascadde ayaa falanqeyntan ka diyaariyay.

Koobka Adduunka.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

XS
SM
MD
LG