Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kolonyo uu la socday Deni oo qarax lala beegsaday


Kolonyada Saciid Deni

Qarax miino ayaa maanta duhurnimadii lala eegtay mid ka mid ah gaadiidka ilaalada ee la socotay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, meel u dhow kontoroolkii hore ee magaalada Boosaaso.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Warbixintaan waxaa magaalada Booasaso nooga soo dirtay weriyha VOA Faadumo Yaasiin Jaamaac.

Kolonyo uu la socday Deni oo qarax lala beegsaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG