Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sawirrada xusuusta Kobe Bryant 1978 - 2020

Xiddigii Kubada Koleyga Kobe Bryant iyo gabar uu dhaley oo 13 jir ah ayaa ka mid ahaa 9 qof oo ku dhintey shil diyaarad kuwa qummaatiga u kaca ah oo ku burburtay duleedka magaalada Los Angeles ee gobolka California.


Kuwo kale

XS
SM
MD
LG