Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaafkii xeerka doorashooyinka Somaliland oo heshiis laga gaaray

Golaha Wakiilada Somaliland
Golaha Wakiilada Somaliland

Shir guddoonka labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa heshiis iyo is-afgarad ka gaaray khilaaf dhawaan ka dhex curtay kaasi oo ka dhashay xeerarka dooraashooyinka, sidaana waxa warbaahinta u sheegay guddoomiyeyaasha guurtida iyo wakiilada.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Khilaafkii xeerka doorashooyinka Somaliland oo heshiis laga gaaray
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG