Kulan ay xalay Madaxtooyada Somaliland ku yeesheen hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaridka iyo madaxweynaha Somaliland ayaa laysku af-garan waayay in heshiis laga gaaro arrimaha doorashooyinka, sida ay sheegeen xisbiyada mucaaridku.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.