Muqdisho —
Ugu yaraan hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay hoobiye maanta ku dhacay xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdishu. Hoobiyaha ayaa degaanka lala eegtay saacadihii hore ee saaka.
Ciidamada booliiska ayaan weli rasmi ahaan ugu hadlin weerarkan.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Madal