Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khasaare ka dhashay fatahaadda webiga Jubba


Baardheere
Baardheere

Wabiga Jubba ayaa ku fatahayay dhulbeereedyo ku yaala Deegaanada Jubbaland oo la sheegayo inay biyahaasi gaysteen khasaare ballaaran. Fatahaadaha ayaa saameeyey dhulbeereedyada Baardheere iyo nawaaxiga Dagmada Jamaame.

Mas’uuliyiinta Wasaarada Beeraha Jubbaland ayaa faafaahiyay baaxada qasaaraha ka dhashay Fatahaadaasi.

Wasiirka Wasaarada Beeraha Jubbaland Geele Muxumad Aadan ayaa fatahaadaha uga warramay weriyahayaga Aadan Maxamed Salaad.

fatahaadda webiga jubba
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

XS
SM
MD
LG