Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khasaaraha qaraxyadii Beledweyne oo kordhay


Qarax Beledweyne
Qarax Beledweyne

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha shalay ka dhashay saddexdii qarax ee shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Waxaa soo baxaya warar muujinaya in khasaaruhu ka ballaaran yahay intii horey loo sheegay, oo tirada dhimashada ay korortay.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey qaraxyadaas, wuxuuna amray in gurmad loo fidiyo dadka ku dhaawacmay isaga oo laamaha amnigana ugu baaqay inay feejignaantooda kor u qaadaan.

Khasaaraha qaraxyadii Beledweyne oo kordhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

XS
SM
MD
LG