Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khasaaraha dhimasho ee qaraxyadii Beledweyne oo kordhay


Meydka xildhibaan Aamina oo janaasad lagu tukanayo
Meydka xildhibaan Aamina oo janaasad lagu tukanayo

Waxaa kordhay tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in dad ka badan 30 qof ay ku dhinteen labadii qarax ee xalay halkaas ka dhacay, balse goor dambe madaxweynaha HirShabelle ayaa tirada dhimashada gaarsiiyey 48 qof iyo dhaawaca 108 kale.

Dadka dhintay waxaa ka mid ah xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi waxaana meydkeeda iyo qaar ka mid ah dhaawacyada maanta la keenay magaalada Muqdisho.

Wariyaha VOA-da uga soo warama gobolka ayaa warbixintan kasoo diray Beledweyne.

Khasaaraha dhimasho ee qaraxyadii Beledweyne oo kordhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

XS
SM
MD
LG