Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilal ka Dhacay Degmada Qardho


Dilal ka Dhacay Degmada Qardho
Dilal ka Dhacay Degmada Qardho

Dabley hubeysan ayaa afar nin oo gaari saaran toogasho ku dilay Bartamaha Qardho shalay Salaadii Jimcaha ka dib, iyagoo Meel kale oo magaalada ka mid ah nin kale oo dhalinyara ah ku toogtay

Sarkaal ka tirsan Maamulka Puntland ee Magaaalada oo magaciisa Qariyay ayaa VOA-da u sheegay in dilalka ka dhacay Qardho ay salka ku hayaan falal aargudasho qabiil ah

Sarkaalku waxa uu sheegay in ciidamadu ay adkeeyeen amaanka magaalada si ay uga hor tagaan falal amaan daro ah oo mar kale ka dhaca, isagoo intaasi ku daray inay ku raad joogaan dableeydii halkaasi shalay dilalka ka geeysatay

XS
SM
MD
LG