Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'ado Cambaareeyey Go'aanka Qaxootiga ee Kenya


Hay’adaha xuquuqda aadanaha ee caalamka ayaa cambaareeyey go’aankii ay dawladda Kenya shalay kusheegtay inay ku xidhayso xeryahaya qaxootiga Dhadhaab iyo Kakuma.

Hay'adaha ayaa go’aankaas ku tilmaamay mid aan laga fiirsan, waxayna sheegeen inay halis gelinayso nafta dadkaasi.

Kenya waxa aku sugan ilaa 600 kun oo qof kuwaasi oo in ka badan kala badh ay yihiin dad kasoo qaxay Soomaaliya.

Fal-celiska hay’dahan iyo saamaynta go’aanka Kenya ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay ka waraysatay weriyahaga Yaasiin Ciise Wardheere.

Qaxootiga Kenya
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00

XS
SM
MD
LG