Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalluumeysato ku dhintay dhuufaan ka dhacday xeebaha Jubaland


Dekedda Kismaayo
Dekedda Kismaayo

Ugu yaraan saddex kalluumaystao ah ayaa dhintay kadib markii doonyihii ay saaarnaayeen ay qallibmeen dabaylo xooggan oo ka jira xeebaha Soomaaliya awgeed, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka Jubaland., waxayna dadweynaha uga digay inay badda ku dabaashaan bilaha soo socda.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Kalluumeysato ku dhintay duufaan ka dhacday xeebaha Jubaland.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

XS
SM
MD
LG