Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Juxa oo 'wax kama jiraan' ku tilmaamay doorashooyinkii Boosaaso

Juaxa
Juaxa

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa wareysi uu siiyey VOA waxa uu sheegay 'in Boosaso gole deegaan uusan ka dhismin, guddoona laga dooran, labada doorasho ee ka dhacay maanta aysan midna waafaqsanayn' habraacii loo dajeyey doorashada.

Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin ayaa ugu horrayn waydiisay halka ay marayaan doorashooyinka golayaasha deeganka Puntland.

Dhageyso Wareysiga Juxa
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG