Dhinacyadii isku maandhaafsanaa siyaasadda gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay inay khilaafkii dhexdooda yaallay ay heshiis ka gaadheen.
Arrintan ayaa timid xilli uu madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan maalmihii lasoo dhaafay arintan uu u joogay degmada Doolow.
Dhinacyada ayaa si wada jir ah u sheegay in wada hadal lagu xaliyay khilaafkaasi oo in muddo ah soo jiitamayay, waa sida uu warbixintan ku sheegayo wariyaha VOA Adam Maxamed Salaad.
Madal