Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo ka hortimid ansixinta sharciga doorashooyinka dalka


Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si weyn uga soo horjeestay sharciga ay ansixiyeen labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ee doorashooyinka tooska ah.

Wasiirka warfaafinta ee Jubbaland Cabdifataax Maxamed Muqtaar oo khadka teleefonka ee Kismaayo kula hadlay VOA ayaa sheegay in dowladda goboleedka Jubbaland aysan qeyb ka aheyn xeerka dhismaha guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee baarlamaanka ay anisiyeen.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo dowladda federaalka dhinaceedana ay aad uga hortimid magacaabista guddiga doorshooyinka Jubaland iyo doorashada la qorsheeyey in ay ka dhacdo Ksimaayo.

Jubaland oo ka hortimid ansixinta sharciga doorashooyinka dalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG