Kismayo —
Qeybka mid ah deegaannadii laga saaray Al-shabaab ayaa maamulka Jubbaland waxaa uu ka bilaabay mashaariic horumarineed, iyadoo deegaanka Janaa Cabdalle laga dhagaxdhigay goob waxbarasho.
Sida mas’uuliyiinta Jubaland ay sheegeeen, waxaa sidoo kale dhawaan la filayaa in deegaankaasi la hergaliyo Goobo caafimaad iyo adeegyada kale ee muhiimka ah bulshadana u baahantahay.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available