Kismaayo —
Maamul goboleedka Jubaland ayaa billaabay qorshe dib loogu dhisayo buundooyinka dagaallada ku burburaya ee gobolka Jubada Hoose.
Mashruucan ayaa waxaa gacan ka gaysanaya hay’adda Mareykanka u qaabilsan gargaarka caalamiga ah ee USAID, wxaaana si aad ah usoo dhoweeyey bulshada gobolka.
Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.
Facebook Forum