Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo go'aan kasoo saartay askareynta carruurta


Jubaland
Jubaland

Kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa askareenta Caruurta islamarkaana Caruurta loogu heli lahaa goobo waxbarasho ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Kismaayo, iyadoo kulankaasi laga soo saaray qodobo muhiim u ah sidii looga hortagi lahaa askareenta Caruurta.

Waxaana kulanka ka qeebgalay Masuuliyiinta Maamulka iyo khuburo ka shaqeeynaya sidii loo ilaalin lahaa dhowrista Xaquuqda Caruurta.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA-da Aadan Maxamed Salaad.

Jubaland.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

XS
SM
MD
LG