Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boqolaal carruur ah oo nafaqo darro ugu geeriyooday Jubaland


Maamulka Jubbaland ayaa ka warbixinaya xaaladaha abaaraha ee ku dhuftay deegaanada maamulka ayaa sheegay in inka badan laba boqol oo carruur ah ay nafaqa daro u dhinteen sadexdii bilood ee lasoo dhaafay kuwa kalana ay haatan la ildaranyihiin.

Maamulka ayaa sidoo kale ka hadlay gurmadka dhaqaale ee kasoo gaaray dhinaca dowladda Soomaaliya.

Faahfaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Boqolaal carruur ah oo nafaqo darro ugu geeriyooday Jubaland.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG