Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jigjiga oo markii ugu horreysay laga soo dhaweeyay madaxweyne Soomaaliyeed


Xasan Sheekh Maxamuud
Xasan Sheekh Maxamuud

Waxaa caasimada dowlad-deegaanka Soomaalida ee jigjiga lagu qabtay munaasabad lagu taageerayo madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iysal Wasaaraha cusub ee uu dhawaan magacaabay Xamse Cabdi Bare.

Warkan waxaa jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxmaan gaataa.

jigjiga oo markii ugu horreysay taariikhda laga taageeray madaxweynaha Soomaaliya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

XS
SM
MD
LG