Djibouti —
Waxaa shalay xafiiska Rai’sal Wasaaraha Djibouti lagu qabtey kulan la xiriira sidi kaalmo caafimaad iyo gurmad loogu fidin laha dadka ku dhaawacmey weerarkii isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa lagu go'aamiyey in maanta oo Arbaca ah gargaar loo diro Soomaaliya.
Warkan waxaa inoo soo diray wariyaheena Ramadaan Muuse.