Toronto —
Lix dhallinyaro ah oo Soomaali ayaa deeq waxbarasho ka helay jaamacado ku yaalla Mareykanka iyo Canada, waxaana dhallinyarada lagu xushay kubadda cagta oo ay ku wanaagsan yihiin, waxeyna u cayaari doonaan jaamacadaha ay ka heleen deeqda waxbarasho.
Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Cabdirashiid Xasan Xirsi (Bakin) oo ah guddoomiyaha naadiga Semkey oo ah kooxda soo saartay dhallinyarada.
Facebook Forum