Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Israel oo sheegtay inay heshay godad ay leedahay Xamas


Israa’iil ayaa Axaddii soo bandhigtay muuqaal ay ku tilmaantay inuu yahay god dhulka hoostiisa ah, oo ay ku sheegeen mid ay Xamaas ka qodeen Isbitaalka Shifa ee Marinka Gaza hoostiisa.

Xamaas ayaa beenisay in arrintan, inkasta oo ay hore u sheegeen in ay leeyihiin godad dhererkoodu yahay boqolaal kiilomitir oo godad sir ah.

Faahfaahinta warkan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan.

Israel oo sheegtay inay heshay godad ay leedahay Xamas
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG