Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iska hor-imaad dhexmaray booliska Muqdisho iyo rag hubeysan


Booliska Muqdisho
Booliska Muqdisho

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay iska hor imaad ay la galeen rag hubeysan oo doonayay inay is hortaagaan xukun maxkamadeed oo lagu joojiyay dhul ay doonayeen inay si qasab ah ku dhistaan.

Booliska ayaa sheegay inay baarayaan oo tallaabo ay ka qaadayaan dadkii ku lugta lahaa weerarka. Dhacdadan ayaa imaanaysa xilli Madaxweynaha Soomaaliya uu sheegay inay dowladdiisu xoogga saarayso fulinta xukunnada maxkamadaha ay ridaan, halka garsoorayaashana ay hore uga digeen u hoggaansanaan la’aanta go'aamada kasoo baxa dacwadaha dhulalka.

Warbixin ku saabsan arrinkan waxaa noo haya wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Iska hor-imaad dhexmaray booliska Muqdisho iyo rag hubeysan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG