Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isbaarooyinka oo la billaabay in laga qaado Beledweyne


Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa maanta la bilaabay qaadista isbaarooyinka, kaddib markii madaxda dowladda federaalka iyo odayaasha dhaqanka ay heshiis ku gaareen in la qaboojiyo xiisaddii ka dhalatay in dadka Beledweyne ay diidaan dowlad goboleedka HirShabelle.

Taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo agaasimaha Nabad-sugidda ayaa heshiis la saxiixday odayaasha dhaqanka ee Beledweytne si amniga magaalada loogu wareejiyo ciidamada dowladda federaalka.

Weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane ayaa faah-faahinaya.

Isbaarooyinka oo la billaabay in laga qaado Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG