War Deg-Deg ah

Imisa $Milyan ayey Al-Shabaab hub kusoo iibsadaan bil walba?

Al-Shabab Al-Shabaab
Al-Shabab Al-Shabaab

Warbixin cusub oo ku saabsan siyaabaha ay Al-Shabaab u maalgaliyeen hubka ay soo iibsadaan ayuu daabacay machadka daraasaadka amniga ee Hiraal Institute.

Warbixinta ayaa sheegtay in Al-Shabaab bil walba ay ugu yaraan 2 milyan oo dollar ay kusoo iibsadaan hub kala duwan.

Warbixintan Machadka Hiraal waxaa soo koobaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Imisa milyan ayey Al-Shabaab hub kusoo iibsadaan bil walba?

No media source currently available

XS
SM
MD
LG