Xilli waqooyiga Kismaayo ay buux dhaafiyeen kumanaan dad soomaaliyeed oo ay abaaraha kaga lee'deen xoolahoodii ayaa waxaa goobaha dadkaasi ay ku barakaceen laga bilaabay gurmad ka yimid dowlada Imaaraadka Carabta waxaana daahfurka gargaarkaasi ka qeybgalay masuuliyiinta Jubbaland.
Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.