Muqdisho —
Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ku sugan xildhbaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congaress-ka Maraykanka.
Xildhibaan Ilhana Cumar ayaa toddobaadkii hore timid waddanka iyadoo kusoo degtay magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland.
Imaatinkeedii shalay iyo ujeedada safarkeeda waxaa warbixintan inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.