Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ileyska VOA: Maxaa ka dhalan kara sharciyada amni ee uu ansixiyey baarlamanka Soomaaliya?


Xildhibaanada baarlamanka

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sharciyada uu dhowaan ansixiyey baarlamanka, gaar ahaan kuwa la xiriira amniga iyo buslada, oo uu saxiixay madaxeynaha Xasan Sheekh iyo muhiimadda ay leeyihiin.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Ileyska VOA: Maxaa ka dhalan kara sharciyada amni ee uu ansixiyey baarlamanka Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:23:42 0:00

XS
SM
MD
LG