Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ileyksa VOA: Dhibaatada daroogadu ku hayso Soomaalida Minnesota

Barnaamijka Ilayska VOA waa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada ay isticmaalka daroogada ku hayso bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, gaar ahaan dhallinyarada.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Ileyksa VOA: Dhibaatada daroogadu ku hayso Soomaalida Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:09 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG