Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ICRC: 43 mayd ayaa laga soo ururiyey furimaha dagaalka Laascaanood


Laascaanood
Laascaanood

Hay’adda caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay in 43 mayd laga soo ururiyey toddobaadkii lasoo dhaafay jiidda hore ee dagaalladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Laascanood.

Qoraal ka soo baxay ICRC ayaa lagu sheegay in Somaliland iyo xoogagga SSC-Khatumo ay dagaalka ku kala qabsadeen boqolaal maxaabiis ah, iyadoo ICRC ay soo booqatay 300 oo maxbuus oo xooggaga Khatumo ay qabteen.

Warbixinta ay qortay wakaaladda wararka ee AP waxaa soo jeedinaysa Falastine Axmed Iimaan.

ICRC: 43 mayd laga soo ururiyey furimaha dagaalka Laascaanood
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG