Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Human Rights Watch oo baaq kasoo saartay dastuurka Soomaaliya


HRW
HRW

Xubnaha labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay berri oo Sabti ah u codeeyaan wax ka bedelka Dastuurka Soomaaliya.

Wax ka bedelka dastuurta ayaa waxaa ka soo horjeestay Madaxweynayaal iyo Ra’isul Wasaarayaal hore, oo ay ka mid yihiin, Maxamed Cabdullahi Faramaajo, Shariif Sheekh Axmed, iyo Xasan Cali Kheyre. Waxaa ka kaloo ka soo horjeestay siyaasiyiin, xildhibaano iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland.

Dhinaca kale, Hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa war qoraal ah oo ay maanta soo saartay Baarlamanka Soomaaliya ku boorisay in aanay u codeyn – sida ay hadalka u dhigtay dastuur wiiqaya xuquuqda Caruurta.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

Human Rights Watch oo baaq kasoo saartay dastuurka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG