Kismaayo —
Maalintii labaad ayaa hawlgalo milatari ay ka soconayaan deegaano ka tirsan Jubada Hoose.
Ciidamada maamul goboleedka Jubbaland iyo kuwa Xooga Dalka ee Dowlada Soomaaliya oo iskaashanaya ayaa Howlgaladaasi ka wada nawaaxiga degmada Jamaame, waxaana saraakiisha ciidamada Jubbaland ay soo Bandhigeen maxaabiis gaareysa toban oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Kooxda Shabaab.
Haddaba wararkii ugu dambeeyay ee howlgaladaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Madal