Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Howlgal mukhaadaraad iyo dad lagu soo qabtay oo ka dhacay Garoowe


Garoowe
Garoowe

Howlagal ay magaalada Garoowe ka samynayeen habeenadii la soo dhaafay ciidamo isku dhaf ah ayay ku soo qabteen mukhaadaraad lagu gubay Garoowe, sidoo kalana la xukumay dadki lagu soo qabtay mukhadaradkaas.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warkaan kasoo diray Garoowe.

Howlgal mukhaadaraad iyo dad lagu soo qabtay oo ka dhacay Garoowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG