Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hooyo la sheegay inuu gubay saygeeda oo ku geeriyootay Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta ku geeriyooday haweeney lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis oo aheyd hooyo uur leh, sidoo kalana haysatay carruur agoon ah.

Sida ay ehelladeeda sheegeen, Luul waxaa gubay nin ay u dhexday, kaas oo aan illaa iyo hadda aan lasoo qaban.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warkaan Muqdisho kasoo diray.

Hooyo la sheegay inuu gubay saygeeda oo Muqdisho ku geeriyootay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG