Caabudwaaq —
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dil Isniintii ka dhacay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud, dilkaasi loo gaystay gabadh la sheegay inay wax ku gudbin jirtay baraha bulshada.
Warbixintan waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.
Madal