Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hobyo oo halis ugu jirta inay duuganto kadib bacaad kusoo rogmaday

Hobyo
Hobyo

Degmo-xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug, waxaa dhibaato ku haya bacad guuraya oo aasay qeybo ka mid ah degmadaasi.

Dadka degan Hobyo ayaa sheegay in bacaadkani uu ka dhashay dhir badan oo laga jaray hareeraha degmadaasi iyo waliba isbaddelka cimillada.

Weriyaha VOA, Cabdicasiis Barrow ayaa warbiixntan noo soo diray.

Magaalada Hobyo oo halis ku jirta
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG