Isku xirrada

War Deg-Deg ah

HirShabelle oo codsatay gurmad dib loogu dhiso isbitalka Beledweyne


Guudlaawe

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka HirShabelle ayaa ku baaqay in gurmad loo sameeyo sidii dib loogu dhisi lahaa cisbitaalka magaalada Beledweyne oo ku burburay qaraxii Arbacadii aynu soo dhaafnay ka dhacay magaalada oo ay ku dhinteen tobannaan qof.

Madaxweynaha HiShabelle Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa maanta booqday cisbitaalkan oo ah kan ugu weyn gobolka, oo haatan uu curyaamiyey qaraxaasi.

Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

HirShabelle oo codsatay gurmad dib loogu dhiso isbitalka Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG